Xirnaanshaha Waddooyinka magaalada Muqdisho Xal haloo raadiyo

Xirnaanshaha waddooyinka Muqdisho ee dhagxaanta lagu xiray iyo jidadka qaar ee ka caagan socdaalka iyo marista gaadiidka kuwaas oo sababo jira loo xirtay, waxay gocasho iyo xusuus hore gelinaysaa shacabka ku dhaqan caasimadda Muqdisho kuwaas oo waqtiyo adag lasoo kulmay. Mar kasta oo aad isasoo taagto goob ka caagan marista gaadiidka ama waddooyin muddo kooban … Continue reading Xirnaanshaha Waddooyinka magaalada Muqdisho Xal haloo raadiyo